Maraykanka oo digniin siiyey saddex ka mid ah dowladaha waaweyn

Mareykanka ayaa digniin siiyey waddamada doonaya iney saameyn ku yeeshaan doorashada madaxweynaha dalka Mareykanka ee sanadkan 2020-ka dhaceyso. War murtiyeed uu soo saaray agaasimaha Sirdoonka qaranka Mareykanka Willian Evanina wuxuu sheegay waddama shisheeye inay ku howlan yihiin “saameyn iney ku yeeshaan” cod bixinta doorashada. Dalalka Ruushka, Iran iyo Shiinaha ayuu sheegay iney wadaan faragelinta, ayna … Continue reading Maraykanka oo digniin siiyey saddex ka mid ah dowladaha waaweyn